urso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)Wax ur leh sanka saarasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh urso ↴
ursasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg urso. ld ursad, ursi.
ururso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Wax kala firirsan meel isugu keensasho. ld aruurso.
uruurso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
ld aruurso.
aruurso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
1. Wax kala firisan meel isugu geysasho. 2. Wax meel yaal wada qaadasho. ld ururso, uruurso.
burburso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Wax is haystay ilkaha ku jajabsasho. ld bururso.
burso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
1. Wax la qaybsanayo sed dheeraad ah ka qaadasho. 2. Wax cayrsasho.
bururso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
ld burburso.
duhurso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
Waqtiga duhurka meel ku sugnaan.
furso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
Ka f.: Wax ka kaaftoomid.