Urursan
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-amay, -antay)Wax la ururiyay noqosho. ld urur4.
Urursan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)1. Wax la ururiyey ahaansho. 2. Wax aan kala daadsanayn ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga urursan ↴
urur | urursanaan | urursanaansho | aruursan | aruursanaan | burursan | burursanaan | burursanaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg