Uuroowid
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(baay.) Xaalad uurqaadid, marka shahwada labku bacrimiso ukunta dheddigga dhuunta falloobiyo dhexdeda.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga uuroowid ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg