Uurxumo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Dabci aan wanaagsanayn oo qof leeyahay oo u diida in uu illaabo waxa loo geysto. ld uurxumi.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga uurxumo

uurkutaallo | uurxumi | ciilqab | qush |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg