Uusley

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Caloosha xoolo daaqa; uuskujir. ld uuslaho.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga uusley

uurkujir | uuslaho |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg