Uurkujir

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Inta uurka ku jirta, sida: beerka, kelyaha, caloosha iwm; uusley.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga uurkujir

xaab | ugaxlay | xaalo | beer | beeryaro | boog-xiidmeed | caloolmajiir | fiistola | holac-kiishyaro |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg