Waabaayo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Dhacaan laga helo geedka waabay oo haddii wax yar laga, cabbo ama si kale oogada u gaarana loo dhinto ama bukoodo; sun; mariid. ld waabaay, waabay². waabaay, waabay, sun, mariid
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga waabaayo ↴
waabaay | waabaayee | waabaayoobid | waabaayow | waabay | abris | aleelaale | bey | caddaysimo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg