Waabariisii
Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-iiyay, -iisay)U w.: inta waagu ka dillaacayo cid ama wax u kaadin. ld waabberiisii. waabberiisii
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga waabariisii ↴
waabariisiin | waabberiisii | waabberiisiin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg