Wadaage

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-gayaal, m.l/dh)

1. Wax wareegsan sida garangarta, gadawga iwm meesha kala barta. 2. Meesha waxyaalo badan oo isku xirani isugu yimaadaan ama iska haystaan. 3. Meesha dhudaha caynaanku isaga yimaadaan (heense).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga wadaage

goobaab | hantiwadaagee | hantiwadaageyn | hilbawadaageen |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg