Wadahadal
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)Dood dhex marta laba qof ama ka badan.
Wadahadal
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-dlay, -dashay; -dleen)Laba qof ama ka badan dood isweydaarasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga wadahadal ↴
wadahadalsii | wadahadalsiin | wadahadlid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg