Wagarad
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dyo, m.dh)Suun kooraha fardaha docdiisa ka laadlaada, oo inta hoos iyo faraska boggiisa la soo mariyo, kooraha docdiisa kale afka loo suro ama si kale oo xoog leh loogu xiro, oo kooraha xejiya. ld wegered.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga wagarad ↴
wagaradee | wagaradeyn | wegered | wegeredeyn |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg