Waji-tabaabulshe

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-ayaal, m.l/dh)

(baay.) Heerka ugu horreeya qaybsanka bu'da, taas oo koromosoomyada iyo koromaatidhyadu aad u muuqdaan halka ay bu'yarada iyo xuubka bu'du ay bilaabaan inay baaba'aan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga waji-tabaabulshe


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg