Wajixumo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Ceeb weyn. Tus. “Cali arrintii uu galay w. ayaa ka raacday”.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga wajixumo


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg