Walaabi

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-iyo, m.l)

Naag si sharci darro ah loogu galmoodo ama jirkeeda iibsata; dhillo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga walaabi


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg