Walaayati
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Dhar cudbi ah oo dun caddaan iyo madow isugu jirta ka samaysan. 2. W. ah: waxyaalaha dibbadda laga keeno, sida dharka, qalabka guryaha iwm kan ugu jaad fiican; asli.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga walaayati ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg