Walagaleen

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-nno, m.dh)

Godod yaryar, afaf badan leh, kana samaysma meelaha didibka ah, oo bahalladu galaan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga walagaleen


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg