Wallac

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Xanuun ka dhaca dumarka uurka cusub leh; waxaana lagu yaqaan: madaxwareer, candhuufo badni, mantag iyo ninka qaba oo ay jamato ama ay nacdo.


Wallac

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday)

Wallac dareemid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga wallac

uuryaro | haysimo | lallabo | lallabo | wallacid | wallacsan | wallacsanaan | wallacsanaansho |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg