Walqal
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Neef lagu allabaryo oo ilmo dhashay loogu duceeyo. ld wanqal, waqlal¹.
Walqal
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-alay, -ashay)U w.: walqal samayn. ld waqlal².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga walqal ↴
walqalid | waqlal | waqlal | waqlalid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg