Walwalsan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Ka w.: wax welwel hayo ahaansho. ld warwarsan, welwelsan, werwersan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga walwalsan

walwalsanaan | walwalsanaansho | warwarsan | warwarsanaan | warwarsanaansho | welwelsan | welwelsanaan | welwelsanaansho | werwersan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg