Wanqaari
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)Qof dhibaato jir u geysasho. Tus. “Caasho wiilkii bay wanqaartay”.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga wanqaari ↴
wanqaarin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg