Wansiix
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Caano la lulayo oo subag ama firfir billaabay markaas.
Wansiix
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday)Caano la lulayo firfir ama subag yeelasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga wansiix ↴
wansiixi | wansiixid | wansiixin | wansiixsan | wansiixsanaan | wansiixsanaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg