Waqaf

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Hanti maguurto ah oo Ilaah dartiis loo hibeeyay.

Waqaf

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-qfay, -qaftay; -qfi)

Hanti maguurto ah Ilaah dartiis u hibayn (sida guri).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga waqaf

waqfid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg