Waqti
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-iyo, m.dh)1. Waa; goor; jeer; shin; ammin. 2. Xilli; nur. ld wakhti.
Waqti
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(fiis.) Summad t. Xaddiga sahla in aynu kala saarno laba dhacdo oo isku mid ah, kana dhacay isku meel. Gaalis u dhexeeya labadaa dhacdo ayaa ah aasaaska cabbirka waqtiga.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga waqti ↴
aadaan | aadaan | aaddan | waa | eeg | faakihayso | faaltow | gaafo | kaalandar | maalin dayaxeed |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg