waraaboobid
(m.f.dh)eeg waraabow³.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh waraaboobid ↴
bahalow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
1. Bahal noqosho. 2. Waraaboobid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg