waraase
(m.l)

ld waraasi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh waraase

waraasi [m.dh]
1. Midab cawl ah oo lo'du yeelato. 2. Caano dhay ah, cabbaar yiil oo xoortii ka dhacday, labeenna soo yeelanaya. ld waraase.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg