waraasi
(m.dh)

1. Midab cawl ah oo lo'du yeelato. 2. Caano dhay ah, cabbaar yiil oo xoortii ka dhacday, labeenna soo yeelanaya. ld waraase.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh waraasi

waraase [m.l]
ld waraasi.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg