wareegaalayso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-stay, -satay)

Dan la'aan meelo u socosho. ld wareegayso.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh wareegaalayso

wareegaalaysasho [m.f.dh]
eeg wareegaalayso. ld wareegaalaysi, wareegaysasho.

wareegayso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3]
ld wareegaalayso.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg