wareento
(m.dh)Cudur xanuun kulul leh oo badanaa ku dhaca feeraha.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh wareento ↴
wareemato [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
Col yar oo intay si qarsoodi ah u baxaan wax soo burburiya amaba laaya; wareento.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg