Wareer
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:Madax-xanuun; madaxwareer.
Wareer
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)1. Cid madax-xanuun dareemid. 2. Cid dayoobid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga wareer ↴
jaahwareer | jaahwareer | jaahwareeri | jaahwareerid | jaahwareerin | jaahwareersan | jaahwareersanaan | jaahwareersanaansho | caado wareer | saaqan |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

