Jaahwareer

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Qas iyo shaki maskaxda galay wax lala garan waayo. 2. ld jaahwareerid. jaahwareerid

Jaahwareer

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Qas iyo shaki maskaxda galay wax la garan waayid. ld jahawareer². jahawareer

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jaahwareer

jaahwareeri | jaahwareerid | jaahwareerin | jaahwareersan | jaahwareersanaan | jaahwareersanaansho | cantatab | jahawareer |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg