Wareershe

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-shayaal, m.l/dh)

1. Xarig jeegada iyo tuurinka isu haya oo neef geel ah oo ilmo lagu sidkayo lagu xiro. 2. Suuman la qurxiyey oo fardaha madaxa loo geliyo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga wareershe

cawlawareershe | cawlwareershe |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg