warfi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

1. Wax inta gacanta lagu qabto wareejin. 2. Wax tuurid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh warfi

warfaafin [m.dh]
Baahinta dadweynaha war loo baahiyo. ld warfidin.

warfid [m.f.dh]
eeg waraf². ld werfid.

warfidin [m.dh]
ld warfaafin.

warfidiyeen [m.l] (-nno, m.dh)
Dad wargeysyo qora.

warfin [m.f.dh]
eeg warfi.

werfid [m.dh]
ld warfid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg