wargeli
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Cid war aysan horay u hayn gaarsiin ama u sheegid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh wargeli

wargelin [m.f.dh]
eeg wargeli.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg