warra'i
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Cid sharaf dhac gayeysiin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh warra'i

warra'i [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Cid sharaf dhac gayeysiin.

warra'id [m.f.dh]
eeg warra'².

warra'in [m.f.dh]
eeg warra'i. ld warra'is.

warra'is [m.l]
ld warra'in.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg