warso
(f.lg3) (-saday, -satay)

Cid arrin xog ka haysa wax weyddiin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh warso

dawarso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Dawarsi samayn (qof). ld dewerso.

warsasho [m.f.dh]
eeg warso.

weyddii [Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2] (-iiyay, -iisay)
1. Qof si jawaab looga halo su'aal u jeedin; warso. 2. Cid wax ka codsasho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg