wasan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-snaa, -snayd)

Wax la wasay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh wasan

wasnaan [m.f.dh]
eeg wasan. ld wasnaansho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg