waswaasi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Cid waswaas ku abuurid. ld wiswisi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh waswaasi

waswaasid [m.f.dh]
eeg waswaas². ld wiswisid.

waswaasin [m.f.dh]
eeg waswaasi. ld wiswisin.

wiswisid [m.f.dh]
eeg wiswis². ld waswaasid.

wiswisin [m.dh]
eeg wiswisi. ld waswaasin.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg