Waxgarad
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:1. Qof garaad ama caqli leh; waxyaqaan. 2. Dad garaad leh.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga waxgarad ↴
oday | xaajayaqaan | uurkummaanle | diran | waxgaradnimo |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

