waxoogaa
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)

W. ah: wax tiro ahaan aan badnayn. ld xoogaa.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh waxoogaa

oranjo [m.dh]
Liin kulkulucsan, waxoogaa ka waaweyn liimadhanaanta oo macaan. ld araanjo.

koromatiin [m.l]
(baay.) Walaxda ay koromosoomyadu ka samaysan yihiin. Waxay ka kooban tahay borotiinno (gaar ahaan histoono), DNA iyo waxoogaa yar oo RNA ah.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg