Weereyn
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:(nax.) Qayb ka mid ah cilmi-afeedka oo ku shaqa leh qawaaniinta isku dhafta curiyeyaasha, yacni samaysanka weerta.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga weereyn ↴
af | naxwe |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg