Weheliyaha qallocsanka sugan
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(fiis.) Summad na. Saamiga keynaanka ilayska ee madhane iyo keynaanka ilayska ee dhextaal Na = C/Co taasoo C - ay tahay xawaaraha ilayska ee madhane, Co - ay tahay xawaaraha ilayska ee dhextaal.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga weheliyaha qallocsanka sugan ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg