Wiiro
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Xumaan uurka la isugu hayo; utun. 2. Cayaar beeralaydu tumato oo ka mid ah cayaaraha hiddaha iyo dhaqanka.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga wiiro ↴
wiirawiiro |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg