Woqooyi

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Jihada koofur u tusmaysan ama ka soo hor jeedda. ld waqooyi.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga woqooyi

jaah | afar-jiho | bireeris | buq | cimilo-badhaale | cimilo-qaaradeed | dabayl-cirifeed | dabeyl-kulul | dhidib-dhuleed | gibli |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg