Xaaluf

Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:

Dhulka engegay ama nabaad-guuray oo daaqii ka dhammaaday.

Xaaluf

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-fay, -ftay)

Dhul daaq ka dhammaasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xaaluf

xaalufi | xaalufid | xaalufin | balool | dilan | lilan | qarjaamayso |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg