Xaas

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-sas, m.l)

1. Oori, afo. 2. (-sas, m.l) Carruurta iyo haweeney la qabo. 3. X. ah: wax tabardaran; maato. 4. X. ah: qof carruur badan leh oo hanti yar.

Xaas

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-say, -stay)

Nafley caato noqosho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xaas

nacab | xaanshi | xaasaami | xaasaamid | xaasaamin | xaasaan | xaasaan | xaasaanqabow |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg