Xabaal
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:ld xabaalid.
Xabaal
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-lo, m.l)Qabri.
Xabaal
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-aalay, -aashay)Wax aasid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xabaal ↴
qaarxabaal | qaarxabaal | qaarxabaalid | uusxabaal | xabaalan | xabaalaqode | xabaalaquf |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg