Xabawari

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Xoolo iyadoo aan la nasin socod dheer oo aan kalago' lahayn wadid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xabawari

xabawarin | xabawaris |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg