Xad-awoodeed

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-dad ..., m.l)

(qaan.) Awood maxkamad sharciyeed ama madax sare oo ku gaara go'aan ama fuliya sharci.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xad-awoodeed


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg