Xagan
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-gmay, -gantay)Wax la xagtay noqosho.
Xagan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-gnaa, -gnayd)Wax la xagtay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xagan ↴
xagmid | xagnaan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg