Xaji

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-iyay, -iday; -iyi)

Xaj gudasho.

Xaji

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Wax xoog u qabasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xaji

caabbi | ibalaroor | xaajiyad | xajiimee | xajiimeyn | xajiimeysan | xajiimeysnaan | xajiimeysnaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg